News
Taliyaha ciidanka Daraawiishta Puntland ee Gobolka Cayn Korneyl Cabdiraxmaan Cabdillaahi Axmed (Afweyne) oo ku sugan ...
The Media Association of Puntland (MAP) is concerned about the repeated summonses issued to freelance journalist… Sii akhri ...
Wasiir ka tirsan xukuumadda Puntland oo kamid ah shakhsiyaad ugu dhaw madaxweyne Siciid Deni ayaa koox burcad-badeed ah ku ...
Saddex askari oo ka tirsan Ciidanka dowladda hoose ee Garoowe ayaa ku geeriyooday, halkay ku dhaawacmeen saddex kale oo uu ku jiro qof rayid ah, kaddib markii uu rasaas ku furay askari laga xereeyay ...
Xukuumadda Puntland oo xalay warsaxaafadeed soo saartay sheegtay in ay aad uga xuntahay warqaddii ka soo baxday dowladda Federaalka Soomaaliya… Sii akhri ...
Xiisad dagaal ayaa weli ka taagan degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, halkaasi oo shalay dagaal xooggan ku dhexmaray ciidamo ...
Puntland ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay in nabad loogu wada noolaado magaalada Ceerigaabo, iyada oo waxgarad u dirtay gogosha nabadda ee uu dhawaan fidiyay madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan ...
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay marka hubka sida ee SEA WORLD, kaas oo ay maalmo ka hor Puntland ku qabatay xeebaha degmada Bareeda, hadana ku xiran dekedda ...
Mareykanka ayaa billaabay si aan horey looga baran inuu uga hadlo xaaladda Suuriya ; wakiilka Mareykanka u qaabilsan Suuriya ,… Sii akhri ...
Some results have been hidden because they may be inaccessible to you
Show inaccessible results